Ciidan cusub oo loo tababaray in ay dagaal la galaan kooxda Al Shabaab (Daawo Sawirro)

Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya iyo Daraawiishta Galmudug ayaa tababar usoo xiray ciidamo cusub ay qorteen dadka deegaanka Wisil ,kuwaa oo doonaya in ay dagaal la galaan kooxda Al Shabaab. Ciidankan tababarka la siinayay oo u badnaa dhalinyarro deegaanka ayaa la siiyay tababar ciidan si ay ula dagaalamaan dagaalyahanada Al Shabaab ee ku sugan qeybo badan … Continue reading Ciidan cusub oo loo tababaray in ay dagaal la galaan kooxda Al Shabaab (Daawo Sawirro)